Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Howlgalo Miino Baaris Ah oo Maanta Laga Wado Degmada Afgooye

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo miino baaris ah kawada Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Howlgalkaan oo aroortii saaka biloowday ayaa...

Shirkada Diyaaradaha ee Dalka Ugandha oo sheegey iney ka bilaabi doonaan duulimaadyo Dalka Somaliya

Shirkadda duullimaadka ee Air Uganda ayaa shaaca ka qaadday inay siddeedda bisha July ee soo socota billaabeyso duullimaad toos ah oo ay ku tageyso...

Dagaalo shaley ka kala dhacay Degmada Qoryooleey iyo Deegaanka Muuri ee duleedka Degmada Afgooye

Duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa xalay ka dhacay iskahorimaad u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM...

Golaha Wasiirada oo go,aan ku gaarey in Maamulka Airporka Adan Cade Lagu Wareejiyo Shirkad Turki Ah

Kulan golaha wasiirrada xukuumada Somalia ay ku yeesheen Muqdisho shalay oo Khamiis ahayd ayay ku go’aamiyeen in shirkad laga leeyahay dalka Turkiga lagu wareejiyo...

Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada ee Somaliland oo sheegey in aan laga furi doonin Somaliland Xafiis ey leedahay UNSOM

Wasiirka wasaarada arimaha dibada maamulka Soomaaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar oo saxaafada kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in xafiiska cusub UNSOM ee QM aan...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img