Monthly Archives: June, 2013

Browse our exclusive articles!

Haweeney lagu gowracay Gaalkacyo iyo Taliyaha Booliiska Baydhabo oo ka warbixiyay dil halkaas ka dhacay.

        Waxaa habeenimadii xalay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee hoostagta maamulka Gal-Mudug lagu Gowracay Haweenay ka mid ahay dadka Barakacayaasha ee degan xerada Warsan laguna magacaabi...

Xildhibaan Xoosh iyo Xildhibaan Goodax oo xaley lagu weerarey Magalada Neyrobi

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku weeraray magaalada Nairobi ee dalka Kenya laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada...

Hoobiyeyaal xaley lagu weerarey Xarunta Madaxtooyada

Hoobiyeyaal ayaa xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo ay saaka ka socdaa degmooyinka Hodan iyo Holwadaag baaritaanno lagu soo qabtay boqolaal...

Nin Haweeneydiidi ku diley Magaalada Baydhaba Aasgana is Diley

Nin ayaa xaaskiisa ku diley ninkaas oo lagu magacaabi jiray, Cabdirisaaq Xasan Saney oo isaguna markii dambe is-dilay. Dilka oo ka dhacay gurigii ay deggenaayeen...

Dhegayso…Warbixin naxdin xambaarsan oo laga diyaariyay Caruurta derbi-jiifka ah oo ku soo badanaaya magaalada Muqdisho

            Warbixin ku saabsan qaybtii Afaraad caruurta ku dayacan wadooyinka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Halkan ka dhegayso Kaafi iyo Warbixinta Caruurta qaybtii Afaraad

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img