daafeet.com
Sheekh Xasan Dahir Aweys oo Xabsiga loo Dhaadhiciyey
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubno taageerayaashiisa ah oo la socday, kuwaasoo xalay fiidkii laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. A…