daafeet.com
Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo shaley kulan uga abaabuley Degmada Afgooye Beesha Ceyr iyo Beesha Gare
Degmada Afgoye ayaa shaley waxaa kulan ku yeeshey Beesha Gare iyo Beesha Ceyr kulankaas oo diirada lagu saarayey sidii loo soo celin lahaa hishiiskii ka dhexeeyey Beesha Gare iyo Ceyr oo ey ku maam…