Monthly Archives: April, 2013

Browse our exclusive articles!

Taariiq Nololeedkii Marxuun Xasan Maxamed Nuur Shati-Gaduud 1946-2013

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun. (Waxaan Ka Nimi Ilaa xaggiisaana u Laabaneynaa). Waxaa ku geeriyooday Magaalada Boon, Jarmalka Talaado March 2, 2013, Xasan...

Dowlada oo ku timaantey wax kama jiraan hadalki kasoo yeerey Dalka Ingiriiska

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabaysay digniin ay dowladda Ingiriisku ku sheegtay in Muqdisho ay ka dhici karaan falal argagaxiso ayay dowladda Soomaaliya sheegtay inaysan...

Maydkii Halyeey Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud oo laga dejiyey Magalada Muqdisho

Maydkii Xasan Maxamed Nuur (Shaati-guduud) oo toddobaadkii hore ku dhintay dalka Jamalka ayaa saakay laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho, halkaasoo...

Nabadoon Xaad "Dad aan dalka xuquuq ku lahayn oo Diyaarado iyo Maraakiib lagu keenay oo dhul boob ah ayaa isugu tagay Kismaayo".

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka beelaha Hawiye ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka jira magaalada Kismayo iyo shirarka maamulka loogu samaynayo...

Igad oo maanta yeelaneysa kulan looga hadlayo arimaha Somaliya

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ayaa maanta ku kulmaya caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, iyagoo ka shiraya xaaladaha...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img