Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dood aad u xiiso badan oo dhex mareysa aqoonyahano somaaliyeed.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=nDJvTj-Z5EE]
Waxaa maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 13/04/2013 lagu qaban doonaa magaalada London ee dalka Ingiriiska kulan Baroordiiq ah oo loogu tala galay taariikhdii iyo...
Ciidamada dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab ayaa xaley ku dagaalamey deegaanka Awdiinleiyo degmada Bardaale ee gobolka Bay dagaalkan ayaa inta la og yahay waxa aku...