Monthly Archives: April, 2013

Browse our exclusive articles!

Dowlada Burundi oo sheegtey in ciidamadeeda ey sii joogi doonaan Dalka Somaliya

Dowladda Burundi ayaa sheegay inay xoojinayso ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya ayna sii joogayaan inta Soomaaliya oo dhan laga nabadeynayo, kaddib kulan xarunta dalkaas ee...

Ergo ka socota Urur Galbeedka Igad oo maanta gaarey Magalada Kismaanyo

Ergo ka socota urur-goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay kulan kula qaadan doonaan maamulka KMG...

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada midoobey Augustine Mahiga oo ka hadley arimaha Somaliya

Wakiilka gaarka ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ayaa sheegay in muddo labaatan sano oo Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin dagaal...

Reysulwasare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaarey Dalka Burundi

Ra'iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray xarunta dalka Burundi ee Bujumbura, kaddib markii ay saakay ka ambabaxaan...

Reysulwasaare Saacid oo la kulmey madaxweynaha dalka Ugandha

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa kula kulmay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni xarunta madaxtooyada Entebbe, iyagoo ka wada hadlay sugidda...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img