Monthly Archives: April, 2013

Browse our exclusive articles!

Dalka Somaliya oo loo ogolaadey iney xubin ka noqoto Hey'ada Lacagta Aduunka

Soomaaliya ayaa muddo 22 sano ah kaddib xubin ka noqonaysa hay’adda lacagta adduunka, kaddib markii IMF-tu ay sidaas ku sheegtay war ay soo saartay. War...

Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaadka Alshabab oo ku dagaalamey Degmada Ufurow

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inuu saaka ka billowday deegaanka Ufurow ee gobolka Baay. Dagaalka oo billowday...

Wafdi ka socda (UNPOS) oo Baydhabo u tagay dedejinta samaynta maamul goboleedka KoonfurGalbeed

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay Wafdi balaaran oo ka socdey Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ee marka...

Hooyo soomaliyeed oo u baahan Kaalmo Caafimaad in Wiilkeeda loo fidiyo

KU muslimiinta somaaliyeed, iyo kuwa caalimka. Ujeeddo: Codsi Kaalmo caafimaad .will u baahan daaweyn dibaddeed. Anigoo ah Hooyo Ifraax Cabdiraxmaan waxaan si sharaf iyo qadarin leh...

Dhegayso…Malaaq Deerow Yacquub oo ka hadley shirka maamul u sameynta 6da Gobol ee ka socda Magalada Baydhaba

Malaaq Deeroow Yacquul Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa sheegey in magalada baydhaba ey beryahan ka socdaan qaban qaabada shirka la doonayo in lagu...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img