Roobabka Xilliga guga ayaa waxay ka curteen inta badan gobolada KoonfurGalbeed ee dalka iyadoo caasimada gobolka Baay ee magaalada Baydhabana uu roobku ka da'ayay...
Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegay in weerarradii lagu qaaday maxkamadda gobolka ay ku dileen 27-qof oo isugu...
Wasiiro iyo Xildhibaano hore ayaa ka qayb galay munaasabad loogu Baroor diiqayay Allaha u naxariistee Halyeey Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo 3 April...