Monthly Archives: April, 2013

Browse our exclusive articles!

Taariikhda waa in runta laga sheegaa si loo badbaadiyo ummadda

Haddii aynu nahay Somaali, waxaan u baahanahay marka hore in aan ogaano taariikhdeena, haddii kale ismaqaban karno meel xun ayaa inoo dambeyneysaa. Aqoonyahannda soomaalidana...

Somaliya oo maanta u magacawdey safiir Dalka Ingiriiska

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta u magacowday dalka Britain danjire cusub, kaasoo loo magacabay, C/llaahi Maxamed Cali (Sanbololshe), waxaana magacaabistiisa lagu ansixyay kulan ay golaha...

Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska oo xaley la kulmey Madaxweyne Siilaanyo

Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa xalay xafiiskiisa Number 10 Downing Street ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku...

Qarax Miino ah oo saaka aroortii hore ka dhacay Degmada Hodon

Qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhintay keliya qofkii aasayay. Miinada ayaa lagu aasayay...

Dowlada Jabuuti oo dooneysa iney Ciidamo hor leh geyso Somaliya

Gudoomiyaha barlamanka Jabuuti Idriis Arnaud Cali oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in si ay u xoojiyaan taageerada Soomaaliya ay xoojinayaan caawinaada dalka. Idriis...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img