Monthly Archives: March, 2013

Browse our exclusive articles!

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bay oo xilka ku wareejiyey Gudoomiyaha Cusub

Munaasabadan oo ahayd mid xilalka ay ku kala wareegayeen Godoomihii hore ee G/ka bay C/fataax Geesey & Gudoomiyaha Cusub ee dhawaantan Lamagacaabay Dr. Abdi...

Reysalwarasaha Dowlada Somaliya oo maanta Qudbad ka jeediyey Barlamanka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta khudbad uu kaga warbixinayay waxyaabihii u qabsoomay muddada 100-ka maalmood ah ee ay xukuumaddiisu shaqeynayso...

Wariye C/casiis Cabdinuur Koeronto oo xabsigiisa laga dhigey 6 bilood

Maxkamadda rafcaanka ayaa goor dhowayd ku dhawaaqday go’aanka ay ka gaartay dacwadda haweeney sheegtay inay kufsadeen askar ka tirsan ciidanka dowladda iyo Cabdicasiis Cabdinuur...

Ciidamada Jabuutiyaanka ah oo maanta gaarey Gobolka Galgaduud

Cutubyo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM oo ay weliyaan ciidamo ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo saakay ka ababaxay magaalada...

Dowlada Kanya oo sheegey in adkeyn doonto amaanka Dalka Kenya xiliyada Doorashooyinka

Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Mutea Iringo oo saxaafada kula hadlayay gudaha Magaalada Nairobi ayaa sheegay in xaalada adag la gilin doono goobaha codbixinta,islamarkaana...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img