Monthly Archives: March, 2013

Browse our exclusive articles!

Nuqulka heshiiska ay wada gaareen Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland

Horudhac: Waxaa booqasho qaadatay 9-11 Maarso, 2013 ku yimid Puntland wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo uu hogaaminayo raiisul wasaaraha Mudane Cabdi...

Laamaha Amniga oo yeelan doona Taliyayaal cusub

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan kasoo kala xiganay mas'uuliyiin diiday in la xigto magacyadooda ayaa inoo xaqiijiyay in heer gabagaba ah marayso isbedel...

Tiro Caruur ah oo ku dhintay Webiga Jubba oo aad u biyo yareeyey

Dadka ku dhaqan degmooyinka Buurhuubo,Baardheere iyo Luuq oo uu maro webiga Jubba  ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujiyeen halis kaga imaanaysa Ubadkooda Webiga Jubba...

Xiligii RRA iyo Cabdala Deerow maxaa kala socotaa

Waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa waxyaabihii dhacay xiliyadii dagaalka iyo kaalinta RRA ka qaadatey iyo xusus yaroo ku adan arintaas.   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ryToG-Sq4pI]

Maamulka Puntland oo amar ku bixiyey in aan laga dhoofin karin shilin somali deegaanada Puntland

Maamulka Puntland ayaa ka digay in deegaannadiisa laga dhoofiyo lacagta shilin Soomaaliga kaddib hoos u dhac ku yimid sarrifka lacagta doollar iyo kororka qiimaha...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img