Monthly Archives: March, 2013

Browse our exclusive articles!

Wafdi xildibaano ah oo shaley gelinkii dambe gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi Xildibaano oo ka kooban 26 xubnood ayaa shaley gelinkii dambe soo gaarey Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Bay. Wafdigan waxaa garoonka magaalada baydhabo si...

Reysulwasare Saacid oo maanta booqdey Xabsiga Dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu...

Wasiirka wasarada gaashaandhiga oo sheegey in Alshabab laga saari doono gobolada ey ku sugan yihiiin

Wasaarada gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan qorshooyin kala duwan oo ku aadan sidii Alshabab looga saari lahaa Gobalada iminka ay ...

Ciidamada dowlada oo maanta la wareegey gacan ku heynta Degmada Awdiinle

Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta deegaanka Awdiinle oo 30 kilo mitir galbeed ka jirta magaalada Baydhabo...

Askar laga soo qabtey Degmada Dhuusamareeb ayagoo dhac u geysanaya shacabka

Shan askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu xiray degmada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud, kaddib markii lagu eedeeyay inay dhac u gaysteen...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img