Wararka aynu ka helney gobolka Baay ayaa sheegaya in maleeshiyada al-Shabaab ay dib ula wareegtay deegaanka Awdiinle oo 30 km galbeed ka jira magaalada...
Dowladda Ethiopia waxa ay shaacisay in dhawaan ay bilaabayso Ethiopia Airweys duulimaadkeeda Addis Abbaba iyo Muqdisho.
Safiirka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya C/casiis Axmed Aadan oo...
Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka ee loo yaqaan taraafikada ayaa ka hadlay dil maanta loo geestay mid kamid ah askarta ilaalada wadooyinka ee ka howlgala...