Monthly Archives: February, 2013

Browse our exclusive articles!

War Deg Deg Ah:- Wefdi uu hogaaminaayo Reysulwasaraha Somaliya oo gaarey magalada Beledweyne

Wafdi uu horkacayo ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ra’isul wasaaraha...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo gaarey Dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, halkaasoo uu uga qaybgalayo shirka ururka...

Dowlada Mareykanka oo soo jeedisey in Somaliya laga qaado cunaqabateynta Hubka

Maraykanka ayaa u jeediyay xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay oggolaadaan dalabka ka soo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya ee la xiriira qaadista cunaqabataynta...

Gudoomiyaha gobolka Bay oo ka horyimid xil ka qaadistii lagu sameeyay

Ka dib kolkii Wareegto uu ku saxiixan-yahay Ku-simaha Madaxweynaha JF Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Xilka loogaga qaaday Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay...

War Deg DEg Ah Qarax goor dhow ka dhacay Magalada Baydhaba

Qarax xooggan ayaa gudaha magaalada Baydhabo lagula eegtay askar katirsan ciidamada Itoobiya xilli ay marayeen bartamaha magaalada gaar ahaan halka loo yaqaan afar-irdoodka. Qaraxa oo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img