Monthly Archives: February, 2013

Browse our exclusive articles!

Gudoomiyaha gobalka Shabeelada hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo ka qaybgalay kulan ka dhacay degmada Awdheegle

Kulan balaaran oo ay kasoo qaybgaleen maamulka gobolka Shabeelaha hoose,kan degmada Awdheegle iyo qaybaha bulshada ee reer Awdheegle ayaa waxa uu ka dhacay degmada...

Kulan ay ka qaybgaleen Saraakiisha ciidamada Kenya,Itoobiya iyo Kuwa Dowlada oo ka dhacay degmada Luuq

Maalinimadii shaley ayaa degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa gaarey Xubno ka tirsan Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka,iyagoo mudadii ay halkaasi ku...

Jubada hoose iyo Bakool oo maanta howlgalo Milatari ka socda

Ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa ururka Raaskaambooni iyo ciidamada AMISOM ayaa saaka dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ka wada deegaanada dhanka waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo...

Ciidamada Dowlada iyo Shabaab oo ku dagaalamay duleedka Baydhabo

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena gobolka Baay Cali Maykal waxaa dagaal adag ku dhexmaray duleedka Baydhabo ciidamo kuwa Dowlada ah oo lasheegay inay...

Waa sidee xaalka Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay aad usoo badanayeen dhibaatooyinka loo gaysto dadka socotada ah ee ku safra wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img