daafeet.com
Sheekh C/qaadir Nuur oo maanta lagu diley Magalada Garoowe
Waxaa gellinkii dambe ee Maanta lagu toogtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo ka tirsanaa culimada ugu waaweyn Puntland iyo guud ahaan dal…