Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey magalada Muqdisho kadib safaro uu uu dalka dibadiisa...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo habeenkii labaad booqanaya Degmooyinka Gobolka Banaadir

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo ay wehliyaan taliyayaasha Ciidamada Booliiska iyo nabadsugida ayaa habeenkii Labaad kormeeeray xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmey Jaliyada Somalida ee ku Nool Dalka Ugandha

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyda ayaa xalay Magaalada...

Dagaalo ka dhacay Gobolka Bakool oo ey ka warbixiyeen Mamulka Gobolka

Maamulka Dowladda ee Gobalka Bakool ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Bakool. Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed Cali ayaa wuxuu sheegay...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta Kampala kula kulmey madaxweynaha dalka ugandha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kampala kula kulmay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni. Labada madaxweyne ayaa lagu soo warramayaa inay ka wada...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img