Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Dagaal ey isaga horyimaadeen Ciidamada Dowlada iyo ku Alshabab oo ka dhacay degmada Bardaale

Dagaal aad u culus ayaa shaley gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Bay kaasoo ey isaga hor yimaadeen ciidamada dowlada...

Baarlamaanka oo maanta ansixiyey xeer hoosaadyada uu ku shaqeyn doono

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeer hoosaasyada uu baarlamaanka Soomaaliya ku shaqeyn doono afarta sano ee soo socota, iyadoo...

Waa Barnamijkii Dadoow Doodnooy oo ay marti inoogu yihiin Dr Xasan Xaaji iyo Madaxweyne Cali Baab

Waa barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee dadoow doodnooy oo aad nooga barateen in aan idiin soo gudbino todobaad kasta todobaadkana waxaa marti inoogu ah Dr Xasan Xaaji...

Ciyaar Adag oo Galabta ku Dhexmartay Magaalada Baydhabo Kooxaha FC-Berdaale iyo FC-Laba Dhegax (Sawirro)

Ciyaar xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha ka socda Magaalada Baydhabo Janaay ayaa galabta ka dhacay Garoonka Dr.Ayuub Stadium ee magaalada. Ciyaarta oo aheyd mid...

Waayaha Cusub iyo Mustaqbalka Siyaasadda Soomaaliya

Qalinka: Xassan Xayle Haddii aan, wax yar, dib u fiirino bilihii lasoo dhaafay oo ay socdeen qabanqaabo iyo diyaargarow siyaasadeed oo ay DKMG mashquul ku...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img