Dagaal aya shaley gelinkiii dambe waxaa uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Baydhabo iyo Qasaxdheere ee gobolka Bay halkaas oo ey ku dagaalameen...
Waxaa soo if baxaya dhibaatooyin ka taagan xeryaha qaxootiga ee ku yaala magaalada muqdisho kuwaas oo maalin walba lagu kufsado haweenka halkaasi ku jira...