Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Olole Nadaafadeed oo ka Bilowday Magaalada Xudur (Sawirro)

Waxaa maanta Degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ka billowday olole Nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda magaadalada. Dadka Magaalada Xudur oo iskooda isku...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo cambaareeyey Qaraxii ka dhacay xaafada Islii

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi...

Maamulka Ahlusuna ee Gobolka Galgaduud oo mamnuucey in Hub lagu dhexsito Magalada gudaheeda

Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Galguduud ayaa ka manuucay xarunta gobolkaas ee Dhuusomareeb in hub lagu dhex qaato iyo si macno-darro ah rasaas loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu laabtey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Muqdisho kaddib socdaal afar maalmood qaatay oo uu ku tegay dalka...

Dil Caawa ka Dhacay Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa caawa waxaa lagu soo waramayaa in lagu toogtay ruux rayid ah oo aanan la garanaynin sababta ka danbaysa dilkiisa. Dilka ayaa wuxuu...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img