Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Howlgalo ka dhacay xaafada Islii oo lagu soo qabqabtey Somali fara badan

Ciidamada booliska Kenya ayaa howlgallo ballaaran oo ay shalay ilaa xalay ka sameeyeen xaafadda Islii ku qab-qabtay in ka badan 300 oo qof oo...

Laba Qarax oo is daba joog ah oo ka dhacay Degmada Jowhar

Qaraxyo is daba joog ah ayaa waxaa ey ka dhaceen Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe. Qaraxyada oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso...

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Amisom oo la wareegey gacan ku heynta Degmada Jowhar

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe; kaddib markii...

Waa Barnamijkii Dadoow Doodnooy oo ay marti inoogu yihiin Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim iyo Malaaq Maxamed Yacquub iyo Aqonyahan Cabdi Hoosow

Waa barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee dadoow doodnooy oo aad nooga barateen in aan idiin soo gudbino todobaad kasta todobaadkana waxaa marti inoogu ah Suldaan...

Central Airways oo Duulimaadyo ka Bilowday Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Garoonka Magaalada Baydhabo ayaa markii ugu haraysay waxaa ka bilowday Duulimaadka Diyaaradaha gudaha ee Dalka. Diyaarada Central Airways oo kamid ah Shirkada duulimaadyada kahowlgala gudaha...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img