Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Wasiirka Difaaca oo maanta u kicitamey dalka Kenya una sii gudbi doona Ugandha

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa maanta oo Axad safar shaqo ugu ambabaxay...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa Usbuucan marti inoogu ah Sheekh Cabdi Basid Sheekh Ibrahim

Barnaamijkeenii dadoow doodnooy usbuucan waa ka duwan yahay usbuucyadii hore usbuucan waxaa inoogu marti ah sheekh weyn oo caan ah oo laga yaqaan dhamaan...

Amnesty International oo ka hor time go,aankii dowlada Kenya ey ka gaartey qaxotiga

Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty ayaa sharci-darro ku tilmaantay go’aanka ay dowladda Kenya ee ku celineyso dadka qaxootiga ah ee dalkeeda ku sugan, kuwaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Kenya oo ka wada hadley arimaha Qaxootiga

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku isku raacay in dib ay ugu noqdaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya,wadankooda hooyo oo iminka laga dheehanayo...

Afhayeenka Alshabab Cali Dheere ayaa sheegey in ey sii wadi doonan dagalka ey kula jiraan dowlada

Afhayeenka Al-shabaab, Sheekh Cali Dheere oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afkooda ayaa sheegay inay rajo weyn ka qabaan inay dib u qabsadaan deegaannadii...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img