daafeet.com
Xaalada Degmada Baardheere oo maanta si aad ah u kacsan
Degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa la sheegaya in ay maanta xiisad colaad ka taagan tahay kaddib markii ay isaga baxeen saaka horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab. Qaar ka mid ah dadka Baa…