daafeet.com
Dagaalo ka dhacay Gobolka Bakool oo ey ka warbixiyeen Mamulka Gobolka
Maamulka Dowladda ee Gobalka Bakool ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobalka Bakool. Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed Cali ayaa wuxuu sheegay in ciidamo ka tirsan…