daafeet.com
Ugaas Maxamed Weli oo ugu Baaqey Odoyaasha dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo in ay isgu yimaadaan Shirweyne looga tashanayo Midnimada Beesha iyo Arimo kale
ka dib Shir Jaraa,id oo uu u qabtey Ugaas Maxamed Weli Sh.Axmed oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Gedo qeybaha kale duwan ee Warbaahinta ayaa waxaa uu si qoto dheer uu uga hadlay baahida loo qabo na…