daafeet.com
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Xariga Sarkaal ka Tirsan Hey’adda FAO ee lagu Xiray Baydhabo
Wariyaheena Maxamed Cade oo wax ka waydiiyay Taliya Ciidamada Gobolka Baay Korneel Mahad C/raxmaan Xariga Mas’uul ka tirsan Hey’adda FAO ee Ciidamada Dowlada ay shalay Xabsi u Taxaabeen ayaa Taliy…