daafeet.com
Wafdi ka Socda Dalka Jabuuti oo Gaaray Magaalada Beledweyne
Wafdi balaaran oo ka socday dowladda Jabuuti oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda difaaca dalkaasi ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xubnahan wafdiga ah ee ka socda dow…