daafeet.com
C/xakiin Xaaji Fiqi: Jabuuti iyo Ethiopia waxa ay Noo Balan Qaadeen in ay naga Caawiyaan Dhismaha Ciidamada
Wasiirrka wasaarrada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xajiin Xaaji Max’uud Fiqi oo ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha Soomaaliya ee tagay dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa sheegay in ay mas’uuli…