Ciidamada dowlada howlgalo xaley ka sameeyeen magalada baydhabo ayaa waxaa ay soo qabqabteen ku dhowaad 20 qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen...
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumar laga gaaro dagaalka lagula...