Monthly Archives: November, 2012

Browse our exclusive articles!

Wasiirkii hore ee gaashaandhiga oo maanta booqasho ku tegey magalada kismaanyo

Waxaa maanta magalada kismaanyo ee gobolka jubada hoose  kormeer ku tagey wefdi uu hogaaminaayo wasiirka gaashaandhiga ee xilkiisa dhamaadey Xuseen Carab Ciise. Wafdiga wasiirka oo...

Kooxo rabey iney weeraraan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade oo gacanta lagu soo dhigey

Taliyaha ciidamada booliiska gobolka banaadir, Col. Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay u suuro-gashay inay gacanta ku dhigaan xalay koox qorsheynayay...

Howlgalo lagu burburinaayo goolbaha sida sharci darada loo dhistey oo maanta ka bilowdey ceelgaabta

Howlgalo ey si wadajir ah u sameeyeen Maamulka Gobalka Banaadir iyo taliska Ciidamada ilaalada wadooyinka ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho. Taliyaha Ciidamada ilaalada Wadooyinka...

Howlgalo lagu sugaayo amaanka oo laga sameeyey magalada kismaanyo

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ururka Raaskambooni ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxay ku soo qabqabteen...

Dowlada keyna oo iska fogeysey maamul u sameynta gobolada jubooyinka

Muran weyn aya beryahan dambe ka taagnaa maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka ayaa dowladda Kenya waxay markii ugu horreysay ku dhawaaqday inaysan lug ku...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img