Monthly Archives: November, 2012

Browse our exclusive articles!

Reysulwasaraha oo maanta magacaabey golihiisa wasiirada

Ra’iisal Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta soo magacaabay Xubno wasiirro ah oo ka mid ah noqon doona Xukuumaddiisa. 10 Wasiir ayuu...

Wasiir ku xigeenka gaanshaandhiga Maxamed Cali Catoosh oo aan wareysaney asagoo jooga baydhabo

Masuuliyiin uu hor kacayay wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Maxamed Cali Catoosh ayaa shaley waxa ay ka qayb galeen tababar ciidan loogu soo gabagabeeyey magalada...

Maddaxweynaha oo maanta garoonka Adan Cade ee muqdihso kula kulmey wafdi ka socda dalka Mareykanka

Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaaradaha Adan Cade ee magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda dowladda Mareykanka oo booqasho ku...

Somali dooni kula degtey bada u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga

Tahriibayaal soomaali ah ah ayaanayaa dooni ey la socdeen kula degtey Tiro biyaha u dhexeeya dalalka Talyaaniga iyo Liibiyo, ayadoo la sheegey in ey...

Howlgalo maanta laga sameeyey qaar ka mid ah wadooyinka isku xira shabeelaha hoose iyo muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya howlgalo ey maanta ka sameeyeen jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye illaa degmada Marko ayaa waxay ku qabqabteen rag hubeysan oo...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img