Maamulka Degmada Marka ee Gobalka Sh/hoose ayaa waxa Magaalada Marka ee xarunta Gobalkaasi. aad uga cabanayaan dhibaatooyinka ey ku hayaan ciidamada milateriga ee dhawaan...
Waxaa maanta la filayaa in ra’isul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya uu xukuumaddiisa cusub horgeeyo baarlamanka Soomaaliya si ay ugu qaadaan codka kalsoonida.
Fadhi ay maanta...
Kooxo ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo halkaasoo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Kenya...