Comments on: DIGILOW DAAMI YAY KU DAGIN"Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa" http://www.daafeet.com/2012/11/27/digilow-daamo-yay-ku-dagintaladaan-la-ruugin-waa-lagu-rafaadaa/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Mon, 17 Nov 2014 08:08:50 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: John http://www.daafeet.com/2012/11/27/digilow-daamo-yay-ku-dagintaladaan-la-ruugin-waa-lagu-rafaadaa/#comment-6 Mon, 17 Nov 2014 08:08:50 +0000 http://daafeet.com/?p=2402#comment-6 Mahadsanid Madeleine waa arin sax ah in aan u shaqayno degmada Gumbax waana in aanu ka hormarinaa dhinacyada kala duwan ee nolosha , waa in dadka reer puntland ee ku sugan Degmada Gumbax laga dhigaa kuwo maskax ahaan ka sareeya bulshada inteeda kale iyada oo laga dhisayo waxbarashada iyo caafimaadka

]]>
By: Waamo http://www.daafeet.com/2012/11/27/digilow-daamo-yay-ku-dagintaladaan-la-ruugin-waa-lagu-rafaadaa/#comment-5 Mon, 14 Oct 2013 22:33:19 +0000 http://daafeet.com/?p=2402#comment-5 Asc asxaabta salan ka dib hadi aan rayikeyigeyga ka dhibto meshan runti waxey jirtaa in boqortoyadi Daami ka talin jirtay Gobolada bay bakol Gado sh.hoose j. Hoose j.dhaxe qorayga kuma racsan in beesha digil ama DAAMI Maamuli jirtay sh.dhaxe iyo banaadir geybo ka tirsan sida uu hadalka u dhigay wuxu yiray mesha qadka cagaran lo yahan ee u dhaxeyse dagalki habar gidir & Abgaal ayaa xaad u ahaa labada boqortoyo ee imaan yacquub imanka beesha mudulood xududa saxda waxey heed ee laba boqortoyo imaan yacuub iyo Daami sinka dheer ee afgoye sidan kor kuso xusay boqoroyadi daami marke mamuleyse lixda Gobal boqortoyada imaan yacquubna waxey mamuleyse sh.dhaxe xamar qeybaha ee dagan besha mudulood ee mudug Galgauud hiiraan lkn midka mesha ku jirto aye maxey tahay boqortoyadi daami waxa ku hoos nolaa dad ka dhashay besha mudulood qeybo ka tirsan juboyinka iyo sh. Hose mala shegan karan besha mudulod boqortoyadi daami bay iyo bakool iyo Gado shekada wa sida

]]>
By: hasan yare http://www.daafeet.com/2012/11/27/digilow-daamo-yay-ku-dagintaladaan-la-ruugin-waa-lagu-rafaadaa/#comment-4 Tue, 09 Jul 2013 11:24:10 +0000 http://daafeet.com/?p=2402#comment-4 Waxaa cajiib ah in maanta Digil eed ka sheegto hawiye..Digil dhul gooni uu leeyahay ma jirto dhulkan Shabeeada Hoose runtii Hawiye uga badan Degmada Afgooye dhanka Deexda bal qabiil degan oo Digil ah soo sheega? Dhanka waqooyi iyo Magaalada Afgooye waxaa degan Galedi,Bagadi,Goobroone, Wacdaan, Moobleen, Silcis, dhanka Bariire ow dhegle Gaaljacel, Murusade, Wacbuudhan oo u badan Daaud Iyo Jambaluula oo galedi iyo Bagedi degan. Dhanka Daafeed marka loo socdo Gaaljacel Moobleen, Baadacade,Wacbuudhan kadibna waxaa ku tageyso LEEGO Digil waa magac isbaheysi inta badan kuma hadlan Af Maay Maay Jiido luqad gooni leedahay, tTuni sidoo kale Bagadi goomee digil noqday Waa dad ka so jeedo Ajuuraankii la jebiyay. Shanta Caleemod goormee noqdeen Qabil digil ka mid ah. Goobroon iyo Eylo isbaheysatay baa la magac baxday Shanta Caleemood. yaa sheegi karo meesha ka timid Shanta Caleemood? Digil ma ahan qabiil ee waa dad deegaanka ka dhaxeeyso. Jiido waa la yaqaanaa asalkooda? Tuni sidoo kale abtirsiga galedi baa waxaa dhex galiseen sidii kuwii daaroodka iyo isaaqa in carabta ka yimid

]]>