Warar naga soo gaaraya degmada wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamo beeleedyada labisan dharka dowlada ee dhawaan ururka alshabab kala wareegey...
Wararka eynu dhawaan ka helney degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ciidamada AMISOM lagu weeraray qarax miino...