daafeet.com
Ciidamada dowlada iyo kuwa ahlusuna oo maanta howlgalo ka sameeyey magalada Beledxaawo
Warar eynu ka helney Magaalada Beladxaawo ee Gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ahlusuna ay ka sameeyeen howlgalo baaritaano ah oo dad lagu soo …