Monthly Archives: September, 2012

Browse our exclusive articles!

Maxkamad ku taala magalada Rotterdam ee dalka Holand oo lasoo taagey burcad badeed Somali ah

Maxkamad ku taalla magaalada Rotterdam ee dalka Holland ayaa la soo taagay sagaal nin oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo lagu eedeynayo inay...

Afhayeenka ciidamada Amisom oo sheegey iney dhowr jeho ka geli doonan magalada kismaanyo

Maalinba maalinta ka dambeysa ayaa waxaa sii xoogeysanayaan dagaalada ka soconaya Gobalada Jubooyinka ayaa taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya wuxuu ka hadlay dagaaladaasi. Afhayeenka ciidamada...

Gaari ka yimid magalada baydhabo kuna sii jeedey magalada muqdisho

Hal qof ayaa dhintay, Shan kalena way dhaawacmeen kaddib markii xalay kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari xamuul ah oo ku safrayay waddada...

Dr Gaas: Hadii Madaxweyne lay doorto waxaan Ra’isul Wasaare ka dhigaa Haweeney “Top News”

Ra,isalwasaarihii Xukumadii uu haatan waqtigaada idlaaday Cabduwali Maxamed Cali Gaas oo haatanna ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay kulan laqaatay...

Howlgalo aan caadi ahayn oo ka socda Marka iyo Maamulka dowlada oo kahadlay

Shalay ayee aheed markii Ciidamada Dowlada Soomaali ay gacanta ku dhegeen Gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa Maamulka Magaalada Marka waxa ay sheegeen in...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img