Monthly Archives: September, 2012

Browse our exclusive articles!

Igad oo so dhaweeyey dorashada maddaxweynaha cusub

Urur goboleedka IGAD ayaa si diiran u soo dhoweeyay doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee uu xalay ku guuleystay Prof. Xasan Sheekh Maxamuud. War-saxaafadeed laga soo saaray...

Maddaxweynaha maamul goboleedka puntland oo soo dhaweeyey doorashada maddaxweynaha cusub

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo dhaweysay madaxweynaha cusub ee soomaaliya mudane Xasan Sh.Maxamuud oo shaley gelinkii dambe ku guulaystay kursiga Madaxweynenimada dowladda Faderalka soomaaliyeed. Madaxweynaha...

Sheekh Shariif oo sheegey inuu la shaqeyn doono maddaxweynaha cusub

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo ujeediyay madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu sheegay inaysan...

Dalalka Ingiriiska, Mareykanka ,Qadar iyo Qaramada midoobey oo hambalyo u direy maddaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine Mahiga ayaa soo dhaweeyey doorashada madaxweynaha cusub ee dowladda federal-ka...

Somali election: Hassan Sheikh elected as president

Somali MPs meeting in the Mogadishu have elected Hassan Sheikh Mohamud as the country's new president, in the latest step to end decades of...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img